Taliska ciidanka Asluubta oo War ka soo saaray Weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faah-faahin ka bixiyay shaqaaqadii galabta ka dhacday xabsiga dhexe ee Xamar. General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo hadal kooban siiyey telefishinka ku hadla codka dowlada ayaa caawa sheegay in koox maxaabiis ah ay ka dambeeyeen shaqaaqadii ka dhacday xabsiga haatana la soo afjaray. Maxaabiistii shaqeyneysay ee cuntada … Continue reading Taliska ciidanka Asluubta oo War ka soo saaray Weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe